Bayaan kasoo baxay maamulka sare ee ururka UBAD

Warbixin Kooban oo Ku Saabsan Ururka UBAD

Bayaanka asiga oo ah PDF halkaan aa ka akhrisan kartaa

Taariikhda Asaaska:
Ururka Barbaarta Aayaha Dalka (UBAD) waxaa la aasaasay 31 Janaayo 2024, si rasmi ahna loo daahfuray 23 Agoosto 2024. UBAD waxa uu u taagan yahay mideynta, wacyigelinta iyo horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed, isagoo si gaar ah diiradda u saaraya la dagaallanka qabiilka iyo kor u qaadidda wacyiga bulshada.

Ujeeddooyinka Ururka:

Hawlaha Socda:

Waxqabadkii Hore:

Maamulka iyo Anshaxa:

Gabagabo:
Ururka UBAD waxa uu furan yahay dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee aamisan wadajirka, horumarka iyo sare u qaadista dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Xiriirka:
Fariimaha iyo talooyinka waxaa lagu soo diri karaa email: [email protected]

Nala soo xiriir

Inshallah mar dhow waa kugu soo warcilineyna

Fadlan ku qor magacaada.
Fadlan ku qor email-ka .
Fadlan ku qor email sax ah.
Fadlan ku qor fariintada.

Powered by Web3Forms