UBAD wuxuu ka kooban yahay faracyo badan halkaan ayee ku soo kooban yihiin
Faracyadeena waxay ka kooban yihiin xubno ka socda gobolada dalka oo dhan iyo dibadda, kuwaas oo ka shaqeeya horumarinta bulshada iyo ka qayb qaadashada mashaariicda horumarineed.
Inshallah mar dhow waa kugu soo warcilineyna