hero

Gacmo wadajir bay wax ku gooyaan

UBAD waa urur dhalinyaro soomaaliyeed oo ka soo horjeeda qabyaalada una taagan midnimo. Waxaan ka shaqeyna sida dhalinyaradu isku kaashtaan ey dib udhisaan dalkooda. Ka soo qayb gal fursadan.

Himillada iyo Hiigsiga Ururka UBAD

Himillada ururkan waa dhisitaanka dhalinyaro tayo leh kana madax bannaan qabiilaysiga, hammigooduna yahay dib u dhiska dadkooda iyo dalkooda, si loo soo celiyo bulshadii soomaaliyeed ee lagu yaqaaney horumarka iyo wadaniyadda.

eraser

Midnimo

Mideynta dhallinyarada soomaaliyeed fikir ahaan, mabda' ahaan iyo danta guud oo meel loogasoo wada jeesto.

eraser

Tirtirida qabyaaladda

Wacyi gelin ka dhan qabiilaysiga aafeeyey ummadeena, burburiyey dalkeena, dhaawacayna dhaqanadii suubanaa ee diinteena ina faraysey

eraser

Dareenka Wadaninimada

Soo noolaynta wadaniyaddii lagu bedeshay qabiilaysiga, iyadoo laga dhisayo dhallinyarada dhanka aqoonta iyo sooyaalkii geyiga soomaaliyeed, laguna abuurayo han sare oo wadaninimo ku dheehantahay

Faracyadeena

Faracyadeena waxay ka kooban yihiin xubno ka socda gobolada dalka oo dhan iyo dibadda, kuwaas oo ka shaqeeya horumarinta bulshada iyo ka qayb qaadashada mashaariicda horumarineed.

Muqdisho

30 xubin

Kismaayo

25 xubin

Qurbo joogta

38 xubin

Qardho

37 xubin

Galgaduud

20 xubin

Waaxaha UBAD

Sida loo gaaro himilladaha UBAD waxaa la aas aasay waaxo oo kale qeebsaday mas'uuliyada iyo shaqada ururka.

Wararka ugu dambeeyay

Ubad wuxuu ka kooban yhaya faracyo badan oo kala duwan, waxaana ka mid ah faracyada ugu waaweyn ee aan ka shaqeyno, kuwaas oo ah faracyada ugu caansan ee laga helo suuqa shaqada.

Blog Image

Waxbarashada Waa Furaha Guusha

Waxbarashada Waa Furaha Guusha Ururka UBAD oo caan ku ah dhiirrigelinta dhalinyarada iyo horumarinta …

Sii akhri

Blog Image

Bayaan kasoo baxay maamulka

Warbixin Kooban oo Ku Saabsan Ururka UBAD Bayaanka asiga oo ah PDF halkaan aa ka akhrisan kartaa …

Sii akhri

Blog Image

Bandhiga Beerta Nabada

Bandhig Qurux badan oo Lagu Qabtay Beerta Nabadda Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa dhawaan ka …

Sii akhri

Nala soo xiriir

Inshallah mar dhow waa kugu soo warcilineyna

Fadlan ku qor magacaada.
Fadlan ku qor email-ka .
Fadlan ku qor email sax ah.
Fadlan ku qor fariintada.

Powered by Web3Forms